(Dhegayso) Dab khasaare gaystay oo ka kacay kaamka Tawakal ee Bosaaso

Gudoomiyaha kaamka Tawakal ee magaalada Bosaaso Rinji Cumar Cilmi ayaa warsidaha Puntlandi.com waxa uu uga waramay khasaaraha ka dhashay dabka ka kacay kaamka.

waxa uu sheegay in ay u soo gurmadeen dowladda Hoose iyo shacabka ku nool xaafada uu dabku ka kacay.

Majirto cid ku dhimatay dabkan,balse waxaa jira guryo ka samaysan cooshado oo ku bas beelay.

ilaa iyo haatan lama oga sababta keentay dabka ka kacay kaamka , balse mararka qaar dadka ka kaca kaamamka baralacayaasha ayaa wax uu ka dhashaa Burjikooyinka dabka oo guryaha looga tago.

Dhegayso.

<