Madaxweynaha Puntland “waxaan la yaabanahay dib u eegista Dastuurka ee mashruuca furan noqotay

Madaxweyne Deni oo ka hadlaya xaflada xuska 1 da July ayaa yiri “waxaan la yaabanahay dib u eegista Dastuurka ee mashruuca furan noqotay oo aan waxba dib loo eegayn hadana.”

Dastuurka qabyada ah ee dalka ayaa tan iyo dowaddihii soomaray daka waxaa lagu waday wadatashi iyo in laga qayb galiyo bulshada qaybaheeda kala duwan, balse dowaladdu waxa ay ka dhigatay mashruuc aan ilaa iyo haatan la aqoon halka uu ku dhamaan doono.

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa qayb ka ahaaa dadkii ka soo shaqeeyay  in Soomaaliya ay yeelato Dastuur dadka udhexeeya.

<