Puntland Election 2019
(SAWIRRO) Dallada PUNSAA oo soo gaba gabaysay wacyi gelin ku saabsan dastuurka Soomaaliya
Dallada bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA), oo kaashanaysay ururka horumarinta dumarka ee IIDA, ayaa ayaa maanta soo gabagabaysay kulan ku saabsanaa wacyi gelinta iyo […]
DEG-DEG: Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay murashixiinta buuxiyay sharuudaha doorashada
Guddiga doorashada madaxweynaya iyo madaxweyne ku xigeenka Puntlnd, ayaa caawo shaaciyay murashixiinta buuxiyay sharuudaha doorashada. Halkaan ka akhriso magacyada murashixinta. Siciid Cabdulaahi Deni Cali Cabdi […]
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo soo gaaray magaalada Garowe
Wafdi ka socda urur gobolleedka IGAD oo Garoowe soo gaaray ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadanaya musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland. Wafdigaan ayaa […]
Wafdi Villa Soomaaliya ka socday oo quus gooyay safar ay maanta ku imaan lahaayeen Garowe
Wafdigii Villa Soomaaliya ka socday ee uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibada, ayaa ugu damben ku qasbanaaday safar ay qorshaynayeen inay ku yimaadaan Garowe, xilli ay […]
Murashixiinta madaxtinimada Puntland oo qaarkood gudbiyay lacagihii guddigu doorashada kusoo rogay
Qaar badan oo kamid ah murashixiinta madaxtinimada Puntland, ayaa maanta illaa iyo xalay gudbiyay lacagta lagusoo rogay, taasoo qeyb ka ah sharuudaha doorashada madaxtooyada. Lacagtaan […]
DEGDEG:= Dowladda Puntland oo amar duldhigtay xubno ka socda Villa Somaliya oo Garowe kusoo wajahnaa
Dowladda Puntland ayaa hay’adaheeda amniga ku wargelisay inay celiyaan saraakiishaka socda Villa Soomaaliya ee Garoowe, kuwaas oo maanta qorshaynaya inay usoo safraan magaalada Garowe. Go’aankan mamnuucista […]
Sharuudaha madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo habraaca guud ee doorashada
Shuruudaha Doorashadda Puntland 2019. Musharixiintii Madaxweynaha Puntland 2019 waxa ay bixinayaan 20.000 US$, Musharixiinta Madaxweyne Ku Xigeenada waxa ay bixinayaan 10.000 US$. Da’diisu 40 sanno […]
Madaxweyne Gaas oo hambalyo udiray guddoonka cusub ee golaha wakiilada Puntland
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta hambalyo u direy gudoonka golaha wakiilada Dowladda Puntland oo maanta lagu doortay Caasumada Dowladda Puntland […]
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka Puntland oo la doortay iyo doorashadii oo soo idlaatay
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland ayaa loo doortay Ismaaciil maxamed Warsame oo helay 45 cod, waxaana si rasmi ah usoo gabagabowday doorashadii guddoonka […]
DEG-DEG: Guddoomiye ku xigeenka barlamaanka Puntland oo la doortay.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Puntland ayaa waxaa loo doortay xildhibaan Cabdicasiis Cabdulaahi Cusmaan, kadib markii uu wareegii labaad ka helay codad dhan 38. Xildhibaan […]
DEGDEG:- Cabdixakiin Dhoobo daareed oo ku guulaystay guddoomiyaha barlamaanka Puntland
Cabdixakiin Maxamed Axmed oo loo yaqaan Dhoobo Daareed ayaa ku guuleystay doorashadii Gudoomiyaha baarlamanka Puntland, kadib markii uu heley 43 cod oo uu ka helay […]
DEG-DEG: Labo murashax oo ugudbay wareega labaad ee doorashada.
Wareegii koowaad ee doorashada guddoomiyaha barlamaanka Puntland, ayaa lasoo gabagabeeyay, waxaana wareega labaad ugudbay labo musharax oo helay codadkii ugu badnaa. Wareega labaad waxaa ugudbay, […]