Madaxweyne Gaas oo hambalyo udiray guddoonka cusub ee golaha wakiilada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta hambalyo u direy gudoonka golaha wakiilada Dowladda Puntland oo maanta lagu doortay Caasumada Dowladda Puntland ee Garoowe.

<