Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo soo gaaray magaalada Garowe

Wafdi ka socda urur gobolleedka IGAD oo Garoowe soo gaaray ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadanaya musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland.

Wafdigaan ayaa  socdaalkooda wuxuu ku saleysan yahay inay ka mid noqdaan goob joogayaasha caalamiga ah ee ka qeyb galaya doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Puntlandi.com

 

<