DEG-DEG: Labo murashax oo ugudbay wareega labaad ee doorashada.

Wareegii koowaad ee doorashada guddoomiyaha barlamaanka Puntland, ayaa lasoo gabagabeeyay, waxaana wareega labaad ugudbay labo musharax oo helay codadkii ugu badnaa.

Wareega labaad waxaa ugudbay, xildhibaan Cabdixakiin Dhoobo daareed iyo xildhibaan Cabdijamaal Cismaan. Labadaan musharax ayaa ku loolamidoona wareegaan, isagoo kii codad bata uu ku guulaysandoono xilka guddoomiyaha barlamanka ee shanta sano soo socota.

Halkaan hoose ka akhriso sida loo kala helay codadka.

Cabdixakiin dhoobo cod 37
Cabdi jamaal co 15
Cabdiraxman cali cod 9
Cabdirishiid yusuf cod 5
waxaa wareega labaad u gudbay oo uu hada tar tan kooda bilaaban doonaa Cabdixakiin dhoobo iyo Cabdi jamaal

<