DEG-DEG: Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay murashixiinta buuxiyay sharuudaha doorashada

Guddiga doorashada madaxweynaya iyo madaxweyne ku xigeenka Puntlnd, ayaa caawo shaaciyay murashixiinta buuxiyay sharuudaha doorashada.

Halkaan ka akhriso magacyada murashixinta.

  1. Siciid Cabdulaahi Deni
  2. Cali Cabdi Awaare
  3. Asad Cismaan Cabdulaahi.
  4. Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere)
  5. Cali Xaaji Warsame.
  6. Maxamed Axmed Shaale
  7. Maxamed Xirsi moorgan
  8. Cabdi Faarax Siciid juxa
  9. Maxamuud Xasan Khaliif jboeye
  10. Faarax Cali Shirre
  11. Cabdisamad Gallan
  12. Maxamud Axmed Gar libaax
  13. Cali Ciise Cabdi
  14. Khaliif Ciise Mudan
  15. Daahir Mire jibriil
  16. Maxamad Cabdullahi Xuseen (Shortaaye
  17. Cabdiqaadir yaasiin cabdi
  18. Aadan Maxamed Ciise Gaadaalle
  19. Maxamed Cali Cismaan Maad
  20. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
  21. Bashiir Maxamed Xuseen

 

 

Liiska Madaxweyne ku xigeenka

  1. Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade)
  2. Axmed Karaash
  3. Cabdixakiin Camey
  4. Cabdi Ibraahim warsame(Qowdhan)
  5. Cabdiraxmaan Guuleed Cali
  6. Cali Axmed Dhegacade
  7. Saadiq Axmed Eenow
  8. Cabdi Salaan Salwe
  9. Maxamuud Xuseen Xasan Dhega weyne.
  10. Cabdikariin Maxamed Xasan
  11. Cabdulaahi Sheikh Maxamed.

Puntlandi.com

 

<