Wararka ay Warbaahinta Puntlandi.com helayaan waxaa beri oo Jamce ah kulmi doona Madaxda Maamul Goboleedyada, Kulankasoo ka dhicindoona Xalane. Kulanka waxaa soo qaban qaabilay Beesha […]
Duleedka Boosaso waxaa maanta tababar ugusoo dhamaadey Ciidan sigaara loogu tababaray Puntland oo ay tababarka ka dambeeyeen Dowlada aan walaalaha nahay ee Emaraatka Carabta. Ciidamadaan […]
Wasiir Dube wuxuu shalay weerar afka ah ku qaadey Beesha Caalamka ee daneeya Arimaha Soomaaliya, wuxuuna ku eedeeyay iney faraha kula jiraan Siyaasada Arimaha Gudaha. […]
Maanta oo khamiista 25/3,2021 waxaa lagu waday inuu furmo Shirkii Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ee ay qabanqaabadiisee wadeen Beesha Caalamku laakiin […]
Qoraal kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegey iney ka xunyihiin isla markaasna rabaan Raaligalin buuxda in laga bixiyo Twitter ay Xalay oo talaado ahayd […]
Bileyska Kenya ayaa xaqiijiyay dhimashada Sadex Qof oo ahaa Rakaab saaran Gaari Bus ah oo Qarax la kacay wadada Arabia Road ee Magaalada Mandheera, ugu […]
Soomaaliya waxay maanta Maraysaa in Beesha Caalamku ay Madaxa gacanta saaraan isla markaasna qayladii ka dhamaatay iyagoo arkaya wadada uu ku socdo gaariga ay ka […]
Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirshiid Janan ayaa markii u horaysay lagasoo xigtey inuu jiro Heshiis uu lagalay Xukuumada Farmaajo. Janan wuxuu sheegey inuu Heshiiska […]
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ayaa isagoo ku sigan Muqdisho wuxuu Xilkii ka xayuubiyay Wasiirkiisii Amniga Cabdirshiid Janan. Xilka qadistaan ayaa timid kadib markii la ogaadey in […]
Qoraal kasoo baxay Safaarada Norway ayaa Madaxweyne Farmaajo ku wargalisay inuu si tartiib ah oo Amaan leh ku wareejiyo Xilka. Norway waxay tiri “ Xukuumada […]
Madaxweynihii hore ee Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare oo Waraysi bixiyay ayaa ka digay Khilaafka ka dhex Aloosan Madaxda Soomaaliya inuu sababi karo Dalka oo dib […]
Sida ay Warbaahinta Puntlandi.com ay Xog ku heleen, Madasha Badbaadi Qaran ayaa warqadi dacwo ah u diray Dalalka Talyaaniga iyo Turkiga waxayna muujiyeen Walaaca ay […]
Imaatinka Wasiirka Gaashaandhiga Talyaanigu Guerrini Lorenzo wuxuu xambaarsanaa dhambaal hanjabaad ah oo la xiriira Mushaarka ay siiyaan Ciidamada Dowlada Federaalka. Talyaaniga waxaa gaaray eedeyno ah […]
Gudoomiyaha Madasha Badbaado Qaran Cabdi Xaashi oo shir jaraa’id Ku qabtay Xayndaabka Xalane ayaa ku celceliyey in Madashu ay Dalka ka badbaadinayso in uu wado […]
Aaden Aw-Xirsi oo horay mar usoo noqdey Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga ee Jubbaland hadana ah mid kamida Raga Madaxweyne Farmaajo u Xil saartay Gobolka […]
Dowlada Emaaraatka ee aan Walaalaha nahay ayaa Dowlada Puntland ku wareejinay Qalab Casfimaad oo lagu horumarinayo Isbitaalka Bosaso. Hay’ada Laanqayrta Cas ee Emaaraatka oo Qalabkaan […]
Madaxweynaha Galmudug ayaa Xalay booqasho ugu tagay Madaxweynaha Puntland Kulankasoo ka dhacay Deegaanka Xalane oo hada Ho’y u ah Madaxweyne Deni. Ilo lagu kalsoon yahay […]
Ciidamada ay Dowlada Federaalku ay dhawaan geeyeen Gobolka Gedo ayaa ilaa shalay waday Ugaarsiga Dadka taageersan Jubbaland oo ay u horeeyaan Nabadoonada iyo Guud ahaan […]
Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay wuxuu maanta oo isniin ah bilaabay Dadaal dheeraada oo lagu badbaadinayo Shirkii uu isagu hormuudka ka ahaa ee uu […]
Madaxweyne Xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aaaden ayaa ka qayb galay kulan balaaran oo maanta ka dhacay Hoolka shirarka Madaxtooyada Jubbaland, Kulankasoo ay ka qayb galeen […]
Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes
error: la xiriir post@puntlandi.com