Dowlada Norway oo Farmaajo ku Amartay inuu Xilka wareejiyo

Qoraal kasoo baxay Safaarada Norway ayaa Madaxweyne Farmaajo ku wargalisay inuu si tartiib ah oo Amaan leh ku wareejiyo Xilka.

Norway waxay tiri “ Xukuumada Waxaa ku waajiba inay Xilka wareejiso , Sidoo kale waxaa la farayaa Siyaasiyiinta kale iney sii wadaan hogaaminta Dalka”.

Norway waxay kamid tahay Dalalka Soomaaliya ka caawiya dhinaca Mushaarka Hay’adaha Rayidka ah iyo kuwa Dowlada.

Waakan Qoraalkii kasoo baxay Norway

<