Villa Soomaalia oo ka carootay Hadalkii kasoo baxay Safaarada Norway ee ahaa inay Xilka wareejiyaan, Qoraal

Qoraal kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegey iney ka xunyihiin isla markaasna rabaan Raaligalin buuxda in laga bixiyo Twitter ay Xalay oo talaado ahayd ay soo saareen Safaarada Norway.

Qoraalka kasoo baxay Safaarada ayaa ahaa mid lagula talinayo Xukuumada Madaxweyne Farmaajo waxayna Norway kula taliyeen iney Xilka Wareejiyaan.

Waatan warqadii Villa Soomaaliya ay u direen Safaarada Norway

<