Wareegto Xilka looga qaadey Cabdirshiid Janan oo kasoo Baxdey Jubbaland

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ayaa isagoo ku sigan Muqdisho wuxuu Xilkii ka xayuubiyay Wasiirkiisii Amniga Cabdirshiid Janan.

Xilka qadistaan ayaa timid kadib markii la ogaadey in Cabdirshiid Janan uu gacansaar la sameeyey Villa Soomaaliya.

Sargaal ka tirsan Jubbaland ayaa Puntlandi.com u sheegey in Aysan waxba u dhimayn shaqada socota hadii Janan ku biiray Villa Soomaalia

Hoos ka alhriso Wareegtada

<