Emaraatka Carabta oo Qalab Caafimaad soo gaarsiisay Puntland

Dowlada Emaaraatka ee aan Walaalaha nahay ayaa Dowlada Puntland ku wareejinay Qalab Casfimaad oo lagu horumarinayo Isbitaalka Bosaso.

Hay’ada Laanqayrta Cas ee Emaaraatka oo Qalabkaan keentay waxay sheegtay in Deeqdaan ay hordhac u tahay balanqaadyadii ay Dowlada Emaaraatku kaga qaybqaadaneyso Horumarinta Bulshada Puntland.

Hoos ka daawo Sawirada

<