Daawo Sawirada Puntland oo Ciidamo si gaara loogusoo tababaray, Emaraatka oo looga mahadceliyay

Duleedka Boosaso waxaa maanta tababar ugusoo dhamaadey Ciidan sigaara loogu tababaray Puntland oo ay tababarka ka dambeeyeen Dowlada aan walaalaha nahay ee Emaraatka Carabta.

Ciidamadaan oo aan tiradooda lashaacin waxay u tababaran yihiin si ka duwan qaabka loo tababaro Ciidamada Soomaaliya losoo tababaro.

Dowlada Puntland waxay uga mahadcelinaysaa walaalaha Emaraatka kaalmada muuqata ee ay u fifiyaan Dhacabka Soomaaliyeed.

Hoos ka daawo Sawirada

<