Magaalada Kismaayo ee xarunta amamulka Jubaland ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay bandhiga Carwadii ganacsiga ee Jubaland oo mudo sadax maalin ah ka socotay magaalada […]
Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Jigjiga ee xarunta Somali State ay gaaraan hoggaanka jabhadda ONLF oo maalintii shalay ahayd lagu soo dhoweeyey magaalada Addis […]
Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn cusub oo ay ka fuliyeen maalintii shalay deegaan ka tirsan Gobolka Baay , waxaana la […]
Qoraal maanta ka soo baxay isla guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed dib loo dhigay ilaa 05 bisha December ee […]
Musharixiinta xilka madaxtinimada dowladda Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, ayaa madaxweynaha dowladda Puntland ka dalbaday in musharixiinta ay door ku yeeshaan […]