
Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay shir lagu lafa gurayay sharciga low labar 7 oo lagu maamulo dowladdaha hoose ee Degmooyinka Puntland, kaas oo la sameeyay sanadkii 2003 dii .
Siyaasada maamul daadajinta ee Puntland ayaa ah wixii ugu dambeeyay ee laysku waafaqo , marka la eego Dastuurka Fadaraalka qodabkiisa 48-aad ee hab maamulka dowladdaha hoose waxa uu u qaybinayaa ilaa iyo sadax qaybood oo kala ah .
1- Qaybta ah Fadaraal State .
2- Maamul goboleedyada .
3- Degmooyinka.
Halkan ka dhegayso Aqoonyahan Saalim oo arintan daraasad ku sameeyay .