(Dhegayso) Madaxweyne kuxigeenka Jubaland oo soo xiray bandhiga Carwadii ganacsiga ee Jublanad

Magaalada Kismaayo ee xarunta amamulka Jubaland ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay  bandhiga  Carwadii ganacsiga ee Jubaland oo mudo sadax maalin ah ka socotay magaalada Kismaayo.

Xiritaankii Carwadan  ayaa waxaa  ka soo qayb galay  Madaxweyne kuxigeenka 2-aad ee Jubaland C/qaadi Xaaji Maxamuud Luga Dheere  iyo xubno katirsan Golaha Wasiirada ee Jubaland .

Carawadan ganacsi ee lagu soo bandhigay Jubaland ayaa noqonaysa tii labaad oo Kismaayo lagu qabto.

Halkan ka dhegayso.

 

 

 

 

 

<