War saxaafadeed: Annaga oo ah golaha musharrixiinta dawladda Puntland 2019 oo magacyadoodu hoos ku qoran yihiin: 1. Dr. Aadan Maxamad Ciise (Gaadaale) 2. Eng. Cabdirizaaq […]
Madaxweyne Gaas ayaa maanta kulankii ugu horeysay la qaatay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland oo uu Madaxweynuhu shalay magacaabay. Madaxweynaha ayaa […]
16 murasharax oo kamid ah murashixiinta madaxtinimada Puntland, ayaa ka hor yimid guddigii xalinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha wakiilada Puntland ee uu magacaabay madaxweyne Gaas. […]
Waraysigii uu Madaxweeyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cumar Cameey siiyey Tiifiiga SBS, waxaa ku cadaa oo aan ka dheehan karnaa inuu khilaaf xoogani ka […]
Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cumare Came ayaa dhawaaqay Guddi kale oo khilaafaadka doorashada Puntland ah ,isagoo sheegay in uu kala tashaday arintan […]
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland (Vetting Committee), kadib markii ay maanta kasoo baxday Xeer Madaxweyne Lr. […]
Musharax Cali Xaaji Warsame, oo u taagan xilka madaxweynaha dowladda Puntland ee 2019, ayaa maanta si balaaran loogusoo dhoweeyay magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland. […]
Wasiirkii hore ee haweenka Puntland, marwo Caasho Geelle Diiriye, ayaa sheegtay inaysna jirin cid ku dhici karta inay faro galin ama qalqalin gelin ku sameyso […]
Annaga oo ah Musharrixiinta madaxweyne ee Puntland doorashada 2019 isuguna jira ku dalka jooga iyo kuwo maqanba, waxaannu kulamo gaar ah ka yeelaney xaaladda Puntland, […]
Musharixiinta xilka madaxtinimada dowladda Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, ayaa madaxweynaha dowladda Puntland ka dalbaday in musharixiinta ay door ku yeeshaan […]
Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ugu baaqay beelaha Puntland inay si waafaqsan dastuurka Puntland usoo xushaan wakiiladooda, unasoo gudbiyaan guddiga xalinta khilaafaadka […]
Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes
error: la xiriir post@puntlandi.com