(PHOTO NEWS) Musharax Cali Xaaji Warsame oo soo dhowayn balaaran loogu sameeyay magaalada Bosaso.

Musharax Cali Xaaji Warsame, oo u taagan xilka madaxweynaha dowladda Puntland ee 2019, ayaa maanta si balaaran loogusoo dhoweeyay magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO.