DEG-DEG:- Madaxweyne Gaas oo magacaabay guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda .

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland (Vetting Committee), kadib markii ay maanta kasoo baxday Xeer Madaxweyne Lr. 192 December 03 2018, kuna saabsan magacaabis Guddiga Ansixinta Iyo Xallinta khilaafaadka Golaha Wakiillada Puntland (Vetting Committee).

Halkaan hoose ka akhriso.