Musharax Jabiye oo noqdey Musharaxa kaliya ee kasoo jeeda Gobolka Karkaar oo magaciisu kasoo dhexmuuqdey liiska Lacagatii lagu dhisay Isbitaalka Qardho

Musharax Maxamuud Khaliif Jabiye waa Musharax kaliya ee Musharixiinta faraha badan ee Reer Qardho ee magaciisa shakhsiga ahi ka soo muuqday Liiska dadka Muxsiniinta ah ee ka qeyb galay Tabaruca dhismaha Cisbitaalka Qardho.

Ninka Musharaxa ah Qardho ka soo jeeda ee aan Shilin ku bixin dhismaha Cisbitaalka Qardho, waana nin uu Allaah fashilay Damiir iyo Dadnimo xumadiisa.

Hoos ka akhriso liiska Meelaha ay ka yimaadeen lacagta lagu dhisay Isbitaalka Qardho oo todobaadkaan xariga laga jaray