DEG-DEG:- Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo magacaabay Guddiga khilaafaadka doorashada Puntland

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cumare Came ayaa dhawaaqay Guddi kale oo khilaafaadka doorashada Puntland ah ,isagoo sheegay in uu kala tashaday arintan Musharaxinta doorashada Puntland ee 2019.

Gudigan ayaa sidookale ka kooban ilaa iyo sideed xubnood.

Halkan ka Akhriso.