latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Articles by GR

VIDEO-Senator Cabdi Qayb-diid oo weeraray madaxda DFS iyo guddoomiye Dhooba-daareed oo hadlay.

August 26, 2019 GR 0

Guddoomiyaha barlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed iyo guddoomiyaha gudiga la socodka dastuurka ee labada aqal Cabdi Xasan Cawaale Qayb-diid ayaa magaalada Garoowe ka jeediyey […]

VIDEO-Xildhibaan Dhoore,”Yubbe xabad ayaa lagu xoraynayaa, reer Sool hadaysan hadda kicin bahdilka Taani ayaa u dambeeya”

August 25, 2019 GR 0

DAAWO-Gudiga doorashooyinka Puntland oo doortay guddoomiye, ku-xigeen & afhayeen.

August 25, 2019 GR 0

Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa magaalada Garoowe ku doortay guddoomiye, guddoomiye ku-xigeen iyo afhayeen, waxaana ku soo kala baxay Guuleed Saalax Barre, […]

DAAWO-Madaxweynaha Puntland,”Waxaan martigelinaynaa shirka wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland”

August 25, 2019 GR 0

VIDEO-Taliskii & xafiisyadii Somaliland ee Badhan oo calanka Puntland la suray & saraakiil u hanjabey Somaliland

August 24, 2019 GR 0

DAAWO-Puntland oo soo bandhigtay ciidan ka soo goostay Somaliland & wasiiro shir jaraa’id qabtay,”Gobolkani galbey”.

August 23, 2019 GR 0

DAAWO-Taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga Badhan iyo ciidankiisii oo Puntland ku biiray & Badhan oo saaka lagu shaaciyey.

August 23, 2019 GR 0

Puntland ayaa magaalada Badhan kaga dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga Badhan iyo ciidankiisii ay dhankeeda ku soo wareegeen waxaana ay magaalada Badhan ku […]

DAAWO-Barnaamij dhammaystiran oo ku saabsan dooddii kiiskii Caasha Ilyaas & dardaarankii xukumanaaysha.

August 22, 2019 GR 0

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa go’aan kama dambays ah ka qaadatay kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan, waxaana ay ayiddey go’aamadii maxkamaddaha derejada 1aad iyo rafcaanka […]

VIDEO: Maxkamadda sare ee Puntland oo xukun ku ridey 3 nin oo loo haystey dilkii Caasha Ilyaas.

August 22, 2019 GR 0

Maxkamadda sare oo markii 3aad u fariisanaysa kiiskii Caasha Ilyaas oo waji kale yeeshay.

August 21, 2019 GR 0

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa berri u fariisanaysa dhegaysigii 3aad ee kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan, waxaana xusid mudan in kiisku uu waji kale yeeshay […]

VIDEO-Somaliland oo sheegtay inay askar ka laysay Puntland,”Heshiis ma rabno aan isnabad gelino intee ku eekeya”.

August 21, 2019 GR 0

VIDEO-Somaliland oo shaacisay in lagu jebiyey dagaalkii Hadaaftimo dalabna u dirtay madaxweynaha Puntland.

August 21, 2019 GR 0

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in khasaare xoogani ka soo gaarey dagaalkii u dhexeeyey Puntland iyo Somaliland ee ka dhacay magaalada Hadaaftimo, waxaana uu […]

DAAWO-Dagaal ka dhacay gobolka Sanaag iyo Puntland oo qabsatay gaadiid dagaal & gaarigii Badhasaabka SNM.

August 20, 2019 GR 0

Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta ku dagaalamay degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag waxaana Puntland ay soo bandhigtay gaadiid uu kujiro gaari nooca dagaalka ah iyo […]

VIDEO-Guddiga doorashooyinka Puntland oo la dhaariyey iyo madaxweyne Denni oo la dardaarmay xilli Axmed Karaash qaadacay.

August 19, 2019 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa la dardaarmay guddiga doorashooyinka Puntland xilli ku-xigeenkiisu uu qaadacay magacaabista xubnaha guddigaasi oo uu sheegay inaan lagala tashan. […]

VIDEO-Xukumanayaasha Kiiskii Caasha Ilyaas oo Markii 2aad Maxkadda Sare La Soo Taagey & Go’aanka Maxkamadda.

August 19, 2019 GR 0

DEG-DEG: Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo sharci darro ku tilmaamay guddiga doorashada ee madaxweyne Deni uu magacaabay

August 18, 2019 GR 0

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa qaadacay gudiga doorashooyinka ku meel gaar ka ah ee uu soo magacaabay madaxwaynaha Puntland sicid […]

VIDEO-Mid kamid ah raggii ku eedaysnaa kiiskii Caasha Ilyaas oo qirtay inuu kujirey xogtii oo dhanna sharaxay.

August 18, 2019 GR 0

Mid kamid ah raggii horay loogu xukumay kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo la horkeenay maxkamadda sare ee Puntland ayaa si rasmi ah maxkamadda horteeda […]

DAAWO-Kiiskii Caasha Ilyaas oo waji kale yeeshay iyo qareenada u doodaya 3 eedaysane oo waraysi bixiyey.

August 17, 2019 GR 0

Abukaate Xabiib Cabdilaahi Ciise iyo Qareen Mustafe Maxamed Jaamac oo ahaa qareenada u doodaya saddex eedaysane oo loo haysto kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan ayaa […]

DAAWO-Madaxweynaha Puntland oo digniin u diray Somaliland kana hadlay xoraynta Sool iyo Sanaag.

August 17, 2019 GR 0

VIDEO:Madaxweynaha Puntland oo karbaashey hay’ado dhowr ah una digey bangiyada Puntland ka shaqeeya.

August 14, 2019 GR 0

Posts navigation

1 2 … 41 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,049)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com