DAAWO-Kiiskii Caasha Ilyaas oo waji kale yeeshay iyo qareenada u doodaya 3 eedaysane oo waraysi bixiyey.

Abukaate Xabiib Cabdilaahi Ciise iyo Qareen Mustafe Maxamed Jaamac oo ahaa qareenada u doodaya saddex eedaysane oo loo haysto kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan ayaa waxa ay ku dhawaaqeen in kiisku waji kale yeeshay.

DAAWO

<