Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta ku dagaalamay degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag waxaana Puntland ay soo bandhigtay gaadiid uu kujiro gaari nooca dagaalka ah iyo gaari uu leeyahay guddoomiyaha Sanaag ee Somaliland.
DAAWO

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes