VIDEO-Guddiga doorashooyinka Puntland oo la dhaariyey iyo madaxweyne Denni oo la dardaarmay xilli Axmed Karaash qaadacay.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa la dardaarmay guddiga doorashooyinka Puntland xilli ku-xigeenkiisu uu qaadacay magacaabista xubnaha guddigaasi oo uu sheegay inaan lagala tashan.

DAAWO

 

<