DEG-DEG: Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo sharci darro ku tilmaamay guddiga doorashada ee madaxweyne Deni uu magacaabay

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa qaadacay gudiga doorashooyinka ku meel gaar ka ah ee uu soo magacaabay madaxwaynaha Puntland sicid Cabdullahi Deni.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska madaxwayne ku xigeenka ayaa lagu sheegay in gudigu yahay mid sharci daro ah,
Karaasha ayaa arintaas ku sababeeyey in uusan madaxwaynahu uusan kala tashan magacaabista gudiga.

<