latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

pi

  • Home
  • About
  • Contact

Puntland Election 2019

Safaarada Mareykanka ayaa ku soo biirtay cadaadiska caalamiga ah ee lagu hayo M/weyne Farmaajo iyo Madaxada Maamulada Dalka ee shirku uga socdo Dhuusomareeb

February 4, 2021 Kassim 0

The stakes for Somalia could not be higher, and the impact on Somalia’s people and U.S. relations could not be more profound. The FMS and […]

Daawo Video khudbadihii laga jeediyey Xaflada Caleema saarka Madaxda csusb ee Puntland, MISE….shirweynihii Soomaaliya ee Garowe

January 27, 2019 admin 0

Madaxweyne Gaas oo ku baaqay in lala shaqeeyo madaxweynaha cusub ee xilka kala wareegay

January 9, 2019 GR 0

Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay shacabka Puntland in ay dowladoodooda cusub u soo dhaweeyaan si wanaagsan oo qalbi […]

(Muuqaalka bulshada) Sidee shacabka Caasimadda Puntland u arkaan isbedel cusub ee hogaanka Puntland

January 9, 2019 GR 0

Warsidaha Puntlandi ayaa maanta aragtidooda ka qaaday shacabka magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, si ay uga aragti dhiibtaan doorashadii dhacday maalintii shalay iyo madaxda cusub […]

(PHOTO NEWS) Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland oo booqasho ugu tagay madaxweynihii hore ee Puntland

January 9, 2019 GR 0

Xildhibaan katirsan barlamaanka Puntland oo Puntlandi uga waramay waxa horyaala barlamaanka cusub

January 9, 2019 GR 0

TOOS GAROWE Doorashadda madaxweyne ku xigeenka Puntland

January 8, 2019 GR 0

DAAWO: Khudbada madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Dr. Siciid Deni

January 8, 2019 GR 0

DAAWO: Madaxweyne Gaas oo u hambaleeyay madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid Deni

January 8, 2019 GR 0

DEG-DEG: Axmed Karaash oo qarka u saaran inuu ku guulaysto madaxweyne ku xigeen iyo wareegii saddexaad oo loo gudbayo

January 8, 2019 GR 0

Wareegii labaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, ayaa hadda lasoo gabagabeeyay, waxaana kusoo baxay labo musharax oo kala ah, Axmed Karaash iyo Cabdi […]

DEGDEG:- Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland oo amar degdeg ah soo saaray

January 8, 2019 GR 0

DEG-DEG:- Wareegii koowaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka oo lasoo gabagabeeyay iyo Eng, Camey oo raacay dariiqii madaxweyne Gaas.

January 8, 2019 GR 0

Wareegii koowaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka Puntland, ayaa lasoo gabagabeeyay, waxaana wareega labaad usoo gudbay saddex musharax oo kala, Axmed Karaash, Cabdi Qowdhan iyo […]

Live Doorashada Madaxweyne xigeenka Puntland

January 8, 2019 GR 0

GEN, Asad Diyaano,” Puntland way isku duuban tahay wayna isku duubanaandoontaa

January 8, 2019 GR 0

Gen, Asad Cisman Cabdulaahi ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha dowladda Puntland, Dr, Siciid Deni. isagoo aqbalay natijada doorashada madaxweynaha ee looga guulaystay. Gen, Asad ayaa sheegay […]

DEG DEG: Siciid Deni oo ku guulaystay xilka madaxweynaha dowladda Puntland

January 8, 2019 GR 0

Waxaa goordhow soo dhamaatay wareegaad ee tirinta Codadka musharxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowladda Puntland, oo ay ku tartamayeen labo musharax. Waxaa xilka madaxweynaha […]

DEG-DEG: Asad Diyaano iyo Siciid Deni oo wareega saddexaad u gudbay, iyo labada musharax oo ku loolamaya xilka madaxweynaha

January 8, 2019 GR 0

Waxaa goordhow soo dhamaatay Wareega 2-aad ee tirinta Codadka musharxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowladda Puntland, oo ay ku tartamyeen saddex musharax. Wareega 2aad […]

TOOS : Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo bilaabatay

January 8, 2019 GR 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed maxamed Islaam oo gaaray Degmada Afmadow (SAWIRRO)

January 7, 2019 GR 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo aayaa goordhow gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha ayaa safar uu uga […]

TOOS : Khudbad Jeedinta Musharixinta Madaxweyne ku xigeenka Puntland

January 7, 2019 GR 0

Halkaan ka daawo dhamaan qudbadii musharixiinta madaxweynaha Puntland

January 7, 2019 GR 0

Posts navigation

1 2 … 7 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (743)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,719)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2018 | .. puntlandi.com

error: la xiriir post@puntlandi.com