GEN, Asad Diyaano,” Puntland way isku duuban tahay wayna isku duubanaandoontaa

Gen, Asad Cisman Cabdulaahi ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha dowladda Puntland, Dr, Siciid Deni. isagoo aqbalay natijada doorashada madaxweynaha ee looga guulaystay.

Gen, Asad ayaa sheegay inay Puntland isku duuban tahay iskuna duubanaandoonto.