(Dhegayso) Barakacayaasha Bosaaso oo cabanaya
Gudoomiyaha kaamka Barakacayaasha ee Banaadir (A) Baashe Yusuf Xirsi ee bariga magaalada Bosaaso oo waraysi gaar ah siiyay Warsidaha Puntlandi.com ,ayaa sheegay in xaalad nolol xumo ay […]
Gudoomiyaha kaamka Barakacayaasha ee Banaadir (A) Baashe Yusuf Xirsi ee bariga magaalada Bosaaso oo waraysi gaar ah siiyay Warsidaha Puntlandi.com ,ayaa sheegay in xaalad nolol xumo ay […]
Ciidamada amniga ee magaalada Bosaaso ayaa wada howlgalo lagu baadi goobayo rag hubaysan oo xalay weerar Bambaano iyo mid toos ah ba ku soo qaaday […]
War-saxaafadeed maanta ay soo saartay Dalada Daneeyaasha aan dowliga ahayd ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (PUNSAA) ayaa Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/wali Gaas […]
Madaxweynaha dowladda goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta waxa uu magacaabay Hanti Dhowrkii guud ee Jubaland , kadib wareegto ka soo baxday […]
Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa maalmahan ka socday kulamo dib loogu eegayay wax yaabihii ka hirgalay mashaariicdii JPLG ee lagu hormarinayay gobolada iyo […]
Magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan ku saabsan dowrka haweenka iyo siyaasada Puntland. kulanka ayaa waxaa ka soo […]
Ciidanka Galmudug ayaa xaafada Baraxley ee koonfurta Gaalkacyo ku qabtay rag lagu tuhmaayo in ay ka dambeeyeen dilkii wadaadkii Suufiga ahaa ee Cabdiweli Cilmi Yare […]
Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes