
War-saxaafadeed maanta ay soo saartay Dalada Daneeyaasha aan dowliga ahayd ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (PUNSAA) ayaa Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/wali Gaas waxa ay ugu baaqday in uu si deg deg ah u soo magacaabo Gudigii khilaafaadka doorashada iyo kala saarista beelaha isku haysta kuraasta Baarlamaanka.
War-saxaafadeedka ayaa ka koobnaa ilaa iyo 5 qodob , waxaana ku saxiinaa Gudoomiyaha Dalada PUNSAA Faysal Axmed Warsame .
Halkan ka akhriso.