Mid kamid ah raggii horay loogu xukumay kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo la horkeenay maxkamadda sare ee Puntland ayaa si rasmi ah maxkamadda horteeda uga qirtay inuu ku lug lahaa kiiskaasi ayna kula jireen rag kale.
DAAWO

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes