Wariye yaasha ka howlgala gobolka bari ayaa ka tacsiyeyay geeridii ku timid wariye yaashii ku dhintay Qaraxyadii Mushadisho ka dhacay maalin nimadii shalay .
Wariye yaasha ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay ka warqabto xaalada qoyska uu ka tagay wariye Cawil Daahir .
Dhegayso.