(Dhegayso) Saxafiyiinta gobolka Bari oo tacsi udiray Eheladii uu ka baxay wariye Cawil Daahir

Wariye yaasha ka howlgala gobolka bari ayaa  ka tacsiyeyay  geeridii ku timid wariye yaashii ku dhintay Qaraxyadii Mushadisho ka dhacay  maalin nimadii shalay .

 

Wariye yaasha ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay ka warqabto xaalada qoyska uu ka tagay wariye Cawil Daahir .

Dhegayso.

 

<