Shirkii Wadatashiga Arimaha Doorashada ayaa aakhirkii la isku raacay in Muqdisho lagu qabto, maalinka beri ah ayaana la filayaan in Wafuuda u horaysa ay yimaadaan Muqdisho.
Shirkii Baydhabo kusoo dhamaadey ayaa gogoldhig u ahaa Shirka Madaxda Sare isugu imaanayaan,
Puntlandi.com