Shirkii Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ka dhacaya

Shirkii Wadatashiga Arimaha Doorashada ayaa aakhirkii la isku raacay in Muqdisho lagu qabto, maalinka beri ah ayaana la filayaan in Wafuuda u horaysa ay yimaadaan Muqdisho.

Shirkii Baydhabo kusoo dhamaadey ayaa gogoldhig u ahaa Shirka Madaxda Sare isugu imaanayaan,

Puntlandi.com

<