Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa magaalada Garoowe ku doortay guddoomiye, guddoomiye ku-xigeen iyo afhayeen, waxaana ku soo kala baxay Guuleed Saalax Barre, Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq iyo Ex xildhibaan Cali dhega-cadde.
DAAWO