Garowe waxaa ka furmay Dood ay soo qabanqaabada SIDRA

Hay’ada Cilmi barista SIDRA ayaa xiligaan oo kale sanadkaan walba soo qaban qaabisa Doodo wax ku Ool ah oo ay ka qaybqaataan Awoonyahano Soomaaliyeed.
Dooda Xagaagaan waxaa kasoo qayb galay oo lagu casumay Aqoonyahano xilal kasoo qabtay Soomaaliya sida Cali Maxamed Geedi.

Sidee Dastuurka Qabyada ah iyo Doorasho Dimoqoraadiyad ah la isu waafajiyaa, waa su’aasha beri laga doodi doono.

Garowe waxaa mar walba lagu falan qeeyaa sidii Soomaaliya horay ugu socon lahayd, Doodahaana waa qayb ka mid ah

Puntlandi.com
Garowe

<