Maamuka cusub ee degmada Burtinle ayaa soo saaray amaro ku aadan fayadhowrka degmada, iyadoo shacabka loogu baaqay in Qashinka ay iska fogeeyaan.
Dhanka kale waxaa la sheegay in ay jiraan gaadiid Qashinka qaada oo ku daadiyay batamaha magaalada.
Xoghayaha dowladda Hoose ee degmada Burtinle Jaamaca Cabdiraxmaan ayaa Warhaabinta u Akhriyay amarada ka soo baxay maamulka.
Dhegayso.