(Dhegayso) Amaanka Bosaaso oo aad oo adkeeyay iyo ciidamada oo wada Howlgalo

kadim markii laba habeen  ka hor magaalada Bosaaso lagu diay laba askari oo ka tirsan ciidamada Booliska Puntand ayaa waxaa socda howlgalo amniga lagu xaqiijinayo.

Ciidamada ayaa howlgaladan waxa ay ku soo qab qabteen dad aad ufarabadan, waxaana ku socda baaritaan sida ay Puntlandi.com usheegeen saraakiisha ciidamada.

Hadab howlgalnak waxaan ka waraysanay Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari  Xuseen Cali Maxamed.

 

<