AKHRISO-Gudi loo saaray xansuuqii xaafadda Baraxley oo war cusub soo saaray.

Gudiyadii loo saaray xal u helidda dilalkii ka dhacay xaafadda Baraxley ee Koonfurta Galkacyo kana socdey golayaasha barlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay war ka soo saareen dilal loo geystey dad ka soo jeedey dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

War-Saxaafadeedka oo ka kooban dhowr qodob  ayaa waxaa ay kaga hadleen kulamadii ay la qaateen Maamulka Magalada Gaalkacyo,qeybahaka kala duwan ee Bulshada magaaladaas & Eheladii dadkii lagu dilay Gaalkacyo ee kasoo kala jeeda Maamulada Koonfur Galbee & Hir-Shabeelle.

AKHRISO

<