latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Articles by GR

DAAWO-Col. Caarre oo ka jawaabey wada hadalkii Muuse Biixi & jawaabtii Hargaysa.

August 14, 2019 GR 0

Col. Cawil Siciid Jaamac Caarre oo muuqaal ka soo duubay buuraleeyda gobolka Sanaag ayaa waxa uu war ka soo saaray xaaladda gobolka Sanaag, dhex dhexaadintii […]

DAAWO-Wasiir Cawaash,”Majiraan kalluumaysato Puntland lagu addoonsado” yaase diley ninkii Kenyanka ahaa.

August 13, 2019 GR 0

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey ajaaniin u dhalatay Thailand oo laga […]

DAAWO-Alshabaab Somaliland gelineysey buuraha Galgala oo Puntland qabatay.

August 12, 2019 GR 0

Ciidamada Puntland oo kaashanaya sirdoonka iyo shacabka gobolka Sanaag ayaa ku guulaystey inay gacanta ku soo dhigaan rag katirsan Alshabaab oo ka soo ambabaxay dhanka […]

Qaar kamid ah shacabka Garoowe oo ciidda kadib farriin u diray madaxweynaha Puntland-DAAWO.

August 12, 2019 GR 0

Axmed Karaash oo farriin u diray beelo dhowaan sheegay inay qaateen ku dhaqanka diinta Islaamka.

August 11, 2019 GR 0

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa farriin u diray qaar kamid ah beelaha Puntland oo gobolada Mudug, Karkaar iyo Nugaal ka sheegay […]

VIDEO-Puntland oo caawa war ka soo saartay munaasabadda ciidul Adxaa iyo farriin shacabka ku socota.

August 10, 2019 GR 0

Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo arrimaha diinta dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo caawa warbaahinta kula hadlay ayaa waxa uu ka warbixiyey munaasabadda ciidul Adxaa oo […]

DAAWO-Puntland oo ku dhawaaqday natiijadii Imtixaanka Fasalka 8aad.

August 8, 2019 GR 0

Wassaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadig ahaa ee Puntland gaar ahaan fasalada 8aad […]

VIDEO-Qaramada Midoobey oo hambalyo iyo ammaan u dirtay shacabka & dowladda Puntland.

August 8, 2019 GR 0

(SAWIRRO) Todobaadka Naas-nuujinta Adduunka oo laga Xusay Magaalada Garowe

August 7, 2019 GR 0

Garowe (Puntlandi) Munaasabad lagu maamuusayo todobaadka Naas-nuujinta Adduunka ayaa lagu qabtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Munaasabaddan oo lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka ee Garowe, ayaa […]

DAAWO-Madaxweynaha Puntland,”Wiil yar ayaa raba inuu xafiiskii ugu sarreeyey dalka ku maamulo fikrad uu hayad ku arkay”.

August 7, 2019 GR 0

Mac-hadka SIDRA oo Garowe ku qabtay dood ku saabsan kaalinta bulshada rayidka ku leeyihiin yoolalka horumarineed

August 6, 2019 GR 0

Mac-hadka horumarinta cilmi baarista Soomaaliyeed ee SIDRA ayaa maanta magaalada Garowe ku qabtay kulan ku saabsanaa kaalinta ururada bulshadu ku leeyihiin yoolalka horumarineed ee Waara […]

VIDEO-Madaxweynaha Puntland oo 100,000 oo dollar ugu deeqay dhismaha garoonka Garoowe.

August 6, 2019 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa shubay lacag dhan 100,000 (boqol kun) oo dollarka Maraykanka ah isla markaana loogu talagay dhismaha garoonka kubadda cagta ee Mira-awaare Garoowe. […]

(SAWURRO) SIDRA oo kusoo bandhigtay daraasad ku saabsan in dhalinyarada loo ababiyo hoggaaminta dalka

August 5, 2019 GR 0

Mac’hadka horumarinta cilmi baarista ee SIDRA ayaa soo gabagabeeyay dood ku saabsanayd daraasad horu dhac ah oo ka hadlaysay waxabarashadu kaalinta ay ku leedahay soo […]

DAAWO-Mid kamid ah beelaha gobolka Sool oo Laascaanood kaga dhawaaqday diidmada amarka Somaliland.

August 5, 2019 GR 0

Kulan ay magaalada Laascaanood ku yeesheen waxgaradka iyo isimada beesha Ugaadh-yahan ayaa waxa ay kaga arrinsadeen aaya ka talinta gobolka Sool iyagoona shaaca ka qaaday […]

WARAYSI-Shire Xaaji Faarax oo ka hadlay qarax lagula beegsaday Boosaaso.

August 4, 2019 GR 0

Dr Shire Xaaji Faarax Wasiirkii qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland xilligii Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waraysi uu bixiyey faahfaahin kaga bixiyey qarax […]

DAAWO-Jabhad cusub oo lagaga dhawaaqay gobolka Togdheer durbana weerartay madadax katirsan SNM.

August 4, 2019 GR 0

Jabhad cusub oo lagaga dhawaaqay duleedka magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa weerar ku qaaday badhasaabkii gobolka Togdheer, duqii magaalada Burco iyo massuuliyiin kale […]

VIDEO-Guddoomiye Dhooba-daareed oo soo xiray kal-fadhigii barlamaanka Puntland.

August 3, 2019 GR 0

Guddoomiyaha barlamaanka Puntland Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba daareed) ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray kal-fadhigii 44aad ee barlamaanka oo muddo ku dhow […]

DAAWO-Buuhoodle oo kaalinta 1aad u gashay xuskii 1da Agoos ee Puntland & madaxweyne Denni oo ka hadlay.

August 3, 2019 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Siciid Cabdullaahi Denni ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey dadkii ka qayb qaatay xuskii 1dii Agoos, waxaa kaalinta 1aad u galay degmooyinka Puntland […]

DAAWO-Madaxweyne Denni oo balan qaaday xoraynta SSC & laamiyo laga dhisayo sanadkaan.

August 2, 2019 GR 0

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash ayaa hanbalyo u diray Shacab waynaha Puntland xuska sanad guurada 21-aad 1-da Ogoosta ee Asaaskii Puntland […]

-Xafladda Xuska Sanad Guurada 21aad ee dhismaha Puntland iyo Garoowe.

August 1, 2019 GR 0

Posts navigation

« 1 2 3 … 41 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,049)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com