Madaxweyne Gaas oo u Amba baxay degmada Buursaalax

Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas ayaa maanta u ambaxaya degmada Buursaalax ee gobolka Mudug hakaas oo uu ku booqday Hooyadiis .

Socdaalka Madaxweyne Gaas ayaa waxaa ku weheliya xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada ee Puntland Siyaasiyiin xildhibaano horay uga tirsanaa Baarlamaankii hore ee Puntland .

Safarka Gaas ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili maanta lafilayo in lagu dhawaaqo liiska Xildhibaanada Barlamaanka Puntland.

 

 

 

 

<