
Beeralayda deegaanka Qow ee gobolka bari ayaa ka cabanaya , qiima jab ku yimid Yaan yadii ka soo bixi jirtay Beeraha deegaankaasi ,kadib markii ay suuqa soo gashay Yaanyada ka timaada dalka Itoobiya gaar ahaan magaalada Jigjiga.
Yaan yada ka soo go,da Beerahan gobolka bari ayaa marka loo eego tayada iyo qiimahaba ka jaban mida ka timaada Jigjiga.
Beeralayda ayaa Puntlandi.com u shegay in xiligan ay tahay waxtigii ay u soo go,ijireen Qudaarta cagaaran sida Yaanyada, Basbaaska , iyo Kaabashka.
C/qani Xasan ,waa Gudoomiyaha Beeralayda deegaanka Qow ,waxa uu Puntlandi.com uga waramay xaalada Beeralayda deegaanka iyo saameenta ay arintan ku yeelatay .
Halkan ka degayso