Puntland hatan waxa ay ku jirtaa xili doorasho Madaxtooyo loona tartamayo kursiga Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa taas oo dhicitaankeeda loo madal sanyahay 8 Janaayo 2019 ,waxan taas ka sii horaysa doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo kuxigeenadiisa .
Doorashadan ayaa ah midii shanaad oo ay Puntland gasho tan iyo markii la Aas aasay .waxayna doorashadan ay tahay mid xiiso iyo xamaasad leh oo ka duwan ku wii hore .
Ismaaciil Shire Buraale waa siyaasi reer Puntland ah , horayna waxa uu u soo noqday Wasiirka wasaarada dekedaha iyo gaadiidka Puntland , waxa uu Puntlandi.com uga waramay sida uu u arko doorashada Puntland iyo waxa ay kaga badalan tahay doorashooyinkii hore .
Dhegayso.
Puntlandi.com .