(Dhegayso) Falanqeyn ” Doorashada Puntland waxa ay uga duwantahay ku wii hore tan iyo Aas aaskii Puntland?”

Puntland hatan waxa ay ku jirtaa xili doorasho Madaxtooyo loona tartamayo kursiga Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa taas oo dhicitaankeeda loo madal sanyahay 8 Janaayo 2019  ,waxan taas ka sii horaysa doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo kuxigeenadiisa .

 

Doorashadan ayaa ah midii shanaad oo ay Puntland gasho tan iyo markii la Aas aasay .waxayna doorashadan ay tahay mid xiiso iyo xamaasad leh oo ka duwan ku wii hore .

 

Ismaaciil Shire Buraale waa siyaasi reer Puntland ah , horayna waxa uu u soo noqday Wasiirka wasaarada dekedaha iyo gaadiidka Puntland , waxa uu Puntlandi.com uga waramay sida uu u arko doorashada Puntland iyo waxa ay kaga badalan tahay  doorashooyinkii hore .

Dhegayso.

Puntlandi.com .