Qarax ka dhacay Muqdisho

Agaasime waaxeed ka tirsanaa xafiidka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa maanta qarax miino loogu xiray gaari uu watay ,xili uu marayay degmada Waabari ee gobolka Banaadir .

Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay Agaasime Cismaan Dheere iyo darawalkii uwaday gaariga.

 

Jugta qaraxan ayaa laga maqalay xaafada Waabari ,waxaan gobta soo gaaray ciidamada dowladda.

 

Mas,uuliyada qaraxan ayaa waxaa sheegataya Al-shabaab oo dhawaan Muqdisho ka fulisay laba weerar oo simiidaamin ahaa .