Shirkadaha Tawfiiq iyo Waabari Group ayaa macaamiishooda waxa ay gudoonsiisay abaalmarino qaali ah oo isgu jira Garaawi, Talaagado, agabka cuntada lagu kariyo ,Tvyo, Laabtoobyo , Mobillo iyo hadiyado kale oo lagudoonsiiyay dadkii ka soo qaybgalay xaflada .
Munaasibada ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka sare ee shirkada Towfiq , maamulka shirkada Waabari Group, oo bahwadaag la ah shirada Towfiiq , maamulka rugta ganacsiga Puntland iyo Ganacsato .
Maha, marlkii ugu horaysay oo ay shrkada Towfiiq sidaan oo kale ay abaal marino ugudoon siiso macaamiisheeda , balse sanadkii hore ee 2017kii ayay ahayd markiii 20 qof o kamid ah macaamiisha shirkada ay gudoonsiisay abaalmarino kala duwan, taas oo tirada guud ka dhigaysay ilaa iyo 60 qof oo macaamiisha kamid ah .
Halkan ka dhegayso warbixinta uu ka diyaariyay wariyaha Puntlandi.co ee Bosaaso.
Sawiro.