Wareegii koowaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka Puntland, ayaa lasoo gabagabeeyay, waxaana wareega labaad usoo gudbay saddex musharax oo kala, Axmed Karaash, Cabdi Qowdhan iyo Timacadde.
Waxaa wareega koowaad ku haray madaxweyne ku xigeenkii Puntland Eng, Cabdixakiin Cumar Camey, kaasoo raacay dariiqii madaxweyne Gaas.
Saddex musharax iyo codadka ay kala heleen
Wareegii ee tirinta codadka
Axmed Karaash 24
Cabdi Qowdhan 15
Timacadde 12