Xildhibaan hore Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa si adag uga digay ol’ole uu sheegay in dowladda Federaalku ay ku doonayso khal-khal gelinta doorashada Puntland
Wuxuu sheegay in siyaasiyiin lacago wata oo laga soo xawilay magaalada Muqdisho ay maalmaha soo socda ku soo wajahan yihiin Puntland,si ay qalalaase uga abuuran doorashada.