latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

pi

Puntland Election 2019 news

  • Home
  • About
  • Contact

News

VIDEO-Somaliland oo shaacisay in lagu jebiyey dagaalkii Hadaaftimo dalabna u dirtay madaxweynaha Puntland.

August 21, 2019 GR 0

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in khasaare xoogani ka soo gaarey dagaalkii u dhexeeyey Puntland iyo Somaliland ee ka dhacay magaalada Hadaaftimo, waxaana uu […]

Karaash : Xilli lays qabqabsado lama joogo !!

August 21, 2019 Kassim 0

Qore : Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan Farmaajo & KHeyre, Nidaamka Federal-ka codka dad-weynaha waa ku aamini waayeen marka waa inay xoog ku dumiyaan! Maamul goboleedka Soomaaliyeed […]

DAAWO-Dagaal ka dhacay gobolka Sanaag iyo Puntland oo qabsatay gaadiid dagaal & gaarigii Badhasaabka SNM.

August 20, 2019 GR 0

Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta ku dagaalamay degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag waxaana Puntland ay soo bandhigtay gaadiid uu kujiro gaari nooca dagaalka ah iyo […]

Reuters : - Regional Somali airport refuses to allow Ethiopian plane to land

August 19, 2019 Kassim 0

VIDEO-Guddiga doorashooyinka Puntland oo la dhaariyey iyo madaxweyne Denni oo la dardaarmay xilli Axmed Karaash qaadacay.

August 19, 2019 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa la dardaarmay guddiga doorashooyinka Puntland xilli ku-xigeenkiisu uu qaadacay magacaabista xubnaha guddigaasi oo uu sheegay inaan lagala tashan. […]

VIDEO-Xukumanayaasha Kiiskii Caasha Ilyaas oo Markii 2aad Maxkadda Sare La Soo Taagey & Go’aanka Maxkamadda.

August 19, 2019 GR 0

VIDEO-Mid kamid ah raggii ku eedaysnaa kiiskii Caasha Ilyaas oo qirtay inuu kujirey xogtii oo dhanna sharaxay.

August 18, 2019 GR 0

Mid kamid ah raggii horay loogu xukumay kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo la horkeenay maxkamadda sare ee Puntland ayaa si rasmi ah maxkamadda horteeda […]

DAAWO-Kiiskii Caasha Ilyaas oo waji kale yeeshay iyo qareenada u doodaya 3 eedaysane oo waraysi bixiyey.

August 17, 2019 GR 0

Abukaate Xabiib Cabdilaahi Ciise iyo Qareen Mustafe Maxamed Jaamac oo ahaa qareenada u doodaya saddex eedaysane oo loo haysto kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan ayaa […]

DAAWO-Madaxweynaha Puntland oo digniin u diray Somaliland kana hadlay xoraynta Sool iyo Sanaag.

August 17, 2019 GR 0

VIDEO:Madaxweynaha Puntland oo karbaashey hay’ado dhowr ah una digey bangiyada Puntland ka shaqeeya.

August 14, 2019 GR 0

DAAWO-Col. Caarre oo ka jawaabey wada hadalkii Muuse Biixi & jawaabtii Hargaysa.

August 14, 2019 GR 0

Col. Cawil Siciid Jaamac Caarre oo muuqaal ka soo duubay buuraleeyda gobolka Sanaag ayaa waxa uu war ka soo saaray xaaladda gobolka Sanaag, dhex dhexaadintii […]

Dawlada Puntland oo soo dhaweysay una hambalyeysay Xubnaha Barlamaanka cusub ee Jubbaland

August 13, 2019 Kassim 0

DAAWO-Wasiir Cawaash,”Majiraan kalluumaysato Puntland lagu addoonsado” yaase diley ninkii Kenyanka ahaa.

August 13, 2019 GR 0

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey ajaaniin u dhalatay Thailand oo laga […]

DAAWO-Alshabaab Somaliland gelineysey buuraha Galgala oo Puntland qabatay.

August 12, 2019 GR 0

Ciidamada Puntland oo kaashanaya sirdoonka iyo shacabka gobolka Sanaag ayaa ku guulaystey inay gacanta ku soo dhigaan rag katirsan Alshabaab oo ka soo ambabaxay dhanka […]

Qaar kamid ah shacabka Garoowe oo ciidda kadib farriin u diray madaxweynaha Puntland-DAAWO.

August 12, 2019 GR 0

Axmed Karaash oo farriin u diray beelo dhowaan sheegay inay qaateen ku dhaqanka diinta Islaamka.

August 11, 2019 GR 0

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa farriin u diray qaar kamid ah beelaha Puntland oo gobolada Mudug, Karkaar iyo Nugaal ka sheegay […]

VIDEO-Puntland oo caawa war ka soo saartay munaasabadda ciidul Adxaa iyo farriin shacabka ku socota.

August 10, 2019 GR 0

Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo arrimaha diinta dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo caawa warbaahinta kula hadlay ayaa waxa uu ka warbixiyey munaasabadda ciidul Adxaa oo […]

DAAWO-Puntland oo ku dhawaaqday natiijadii Imtixaanka Fasalka 8aad.

August 8, 2019 GR 0

Wassaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadig ahaa ee Puntland gaar ahaan fasalada 8aad […]

VIDEO-Qaramada Midoobey oo hambalyo iyo ammaan u dirtay shacabka & dowladda Puntland.

August 8, 2019 GR 0

VIDEO-Madaxweynaha Puntland oo 100,000 oo dollar ugu deeqay dhismaha garoonka Garoowe.

August 6, 2019 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa shubay lacag dhan 100,000 (boqol kun) oo dollarka Maraykanka ah isla markaana loogu talagay dhismaha garoonka kubadda cagta ee Mira-awaare Garoowe. […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 18 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2018 | .. puntlandi.com

error: la xiriir post@puntlandi.com